Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka -------------------------------------------------------------- National Independent Electoral Commission Aragtida Hiigsigeenu waa dhisidda aaminaada iyo kalsonida ay Umadda Soomaaliyeed ku qabi karaan habka doorashooyinka taas oo ku imaanaysa yagleelidda qaab maamuleed Lagu fulinaayo doorasho xor ah, sinnaan iyo doorasho lagu kalsoonyahay. Hiigsiga Guddiga waa Hay’ad madaxabanaan oo dhiirigalisa ilaalisana hamiga Ummadda Soomaliyeed Si aay ku gaaraan nabad joogta ah,midnimo iyo demoqaraadiyad marka la abaabulaayo Lana ilinayana nooc kasta oo doorasho ah si ialaxisaabtan iyo daahfurnaan leh sida uu Qeexayo Dastuurka. Ujeeddooyinka Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranku (GMDQ) waxa uu ku mitidayaa demoqaradiyadda dorashada iyo helidda is aaminaadda danwadaagta marka lagu guda jiro habka doorashooyinka taas oo loo maraayo wadatashi oo aay hogaaminayso mabaadii’da soo socota: Dhexdhexaadnimo; Daacadnimo; Islaxisaabtan; Daahfurnaan; Ka qayb qaadasho; Wax ka qabashada baahida; Ixtiraam; U dhahmaansho; Joogteyn;
| Website | http://www.niec.so |
| Revenue | $11.2 million |
| Employees | 26 (10 on RocketReach) |
| Founded | 2015 |
| Phone | +252 61 6385278 |
| Industry | Civic and Social Organizations, Government |
| Keywords | Electoral Process, Election Administration, Election, Political Process, Election Integrity, Free And Fair Elections, Election Management, Voting, Democracy, Voter Registration, Fair Elections, Transparent Elections, Ballot, Governance, Election Monitoring, Election Observation, Election Results, Polling, Voter Turnout, Civic Participation |
| Competitors | Deloitte, PwC, EY, KPMG, Access Bank Plc, Awash Bank, Bank of Abyssinia, Pinnacle Group, Berhan Bank, United Bank of Ethiopia +20 more (view full list) |
| SIC | SIC Code 919 Companies, SIC Code 91 Companies |
| NAICS | NAICS Code 921 Companies, NAICS Code 92 Companies |
Looking for a particular NIEC employee's phone or email?
The NIEC annual revenue was $11.2 million in 2026.
10 people are employed at NIEC.
The NAICS codes for NIEC are [921, 92].
The SIC codes for NIEC are [919, 91].